Home page

Iskudarid sahlan. Waan in uu kala saarikaraa lambara qoran

Bruno Coudoin (algebra_plus.xml)
Ku tababaro sida wax la isugudaro
Answer some algebra questions
Waan in aad waqti kooban, ku heshaa iskudarka labo lambar. Hordhaca xisaabta isku darka.
Layliska iskudarka waxaa lagu siinayaa laba lambar. Dhinaca midig ee calaamada islaegta waxaad ku qortaa jawaabtaada oo ah wadarta. Isticmaal falaarta midig ama bidix si aad wax uga bedesho jawaabtaada ka dibna riix furaha galaha (Enter) si aad u ogaato in aad saxday iyo inkale. Hadii aadan sixin isku dey markale.  
by : bruno