Home page
Bruno Coudoin (followline.xml)
Xukun tubada biyo waraabinta
Tux wuxuu rabaa in uu waraabiyo ubaxa, lakiin tubada waa xirantahay.
Fine motor coordination
Dooliga gey qeybta gaduudan ee tubada. Taas waa kuu dhaqaajinaysaa, ku keeneysaa, qeybqeyb, ilaa iyo ubaxyada. Iskajir, hadii aad aad uga dhaqaaqdid, qeybta gaduudan waxay ku noqonaysaa meesheeda.  
by : bruno