Home page
Joe Neeman (gnumch-factors.xml)
Isirka lambarada Munchers
Ku hogaamin Lambar Munhers dhamaan dhufsameyaasha uu leeyahay lambarka kor ku qoran
Wax ka baro isirada iyo ku dhufsamayaasha
Isir waxaa la dhahaa dhamaan lambarada u qaybsama lambarkaas si iskumid ah.Tusaalo ahaan, isirka 6 waa 1, 2, 3 iyo 6. 4 ma aha isirka 6 sababtoo ah 6 looma qeybinkaro 4 qeybood oo isku mid eh. Hadii lambar uu yahay dhufsamaha lambarkale waxaa cad in lambarka dambe uu yahay isirka kan hore. Waxaad ku xasuusnaankartaa in dhufsamayaasha ay yihiin reer iyo in isirka uu yahay dadka reerkaas ka tirsan. Sida 1, 2, 3 iyo 6 waxay wada galikaraan reerka 6:da, lakiin 4 waxay ka midtahay reer kale. Isticmaal falaaraha si aad ugu socsocoto miiska oo aad iskaga ilaalisid Troggles. Riix baneeyaha si aad u cunto lambarada  
by : bruno